HomeUncategorized

DHEGEYSO-Micheal Keating oo booqday xarumo caafimaad oo kuyaal Garoowe.

Garoowe, Nov 08 2016--Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo soo gaarey magaalada Garoowe ayaa booqday qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Garoowe.

Safaaradda Soomaalida ee Tansaaniya oo sheegtay inuu yaraaday Soomaalidii sida sharci daradaa oga sii dhex safri jirtay dalkaasi.
Odowaa oo Maanta Booqday xarunta Barlamaanka Dowladda Puntland
DHEGEYSO-Siyaasi Maxamed Cilmi oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Galmudug.

Garoowe, Nov 08 2016–Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo soo gaarey magaalada Garoowe ayaa booqday qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Garoowe.

Danjiraha oo uu weheliyey wasiirka caafimaadka ee dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa booqday xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee ay maalgeliso qaramada midoobey.

Kadib booqashada mas’uuliyiinta wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa warbaahinta uga warbixiyey natiijada booqashadoodii maanta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: