HomeUncategorized

DHEGEYSO-Nabadoon Jibriil oo kahadlay kulankii Madaxweyne Gaas iyo Keating.

Garoowe, Nov 07 2016--Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo kamid ah nabadoonada gobolka Nugaal ayaa kahadlay kulankii magaalada Boosaaso kudhexmaray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Dagaal xalay ka dhacay Muqdisho iyo guulo la kala sheegtay.
Munaasabad agab dhaqaale loogu ururinayo cisbitaalka Galkacyo Medical Centre (GMC) oo 23-ka bisha October ka dhici doonta St. Paul / Minneapolis, MN.
Dowladda Qadar oo iska Fogaysay Eedaymo loo soo Jeediyay

Garoowe, Nov 07 2016–Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo kamid ah nabadoonada gobolka Nugaal ayaa kahadlay kulankii magaalada Boosaaso kudhexmaray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil ayaa sheegay in arrinta Galkacyo ay ka weyntahay Puntland iyo Galmudug uuna ku lugleeyahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheek Maxamuud sida uu hadalka u dhigay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0