DHEGEYSO-Beel muhiim ah oo kalsoonidii kala laabatay maamulka Galmudug.

Caabud-waaq, Nov 07 2016–Qaar ka mid ah Waxgaradka Beelaha Bah Hawiye oo ka mid ah Beelaha Dega Deegaano katirsan Waqooyiga Galgaduud ayaa waxay sheegeen in ay Kalsoonidii kala Laabteen Maamulka Galmudug.  

Waxgaradkaan oo lasoo xiriiray Xarunta Radio Daljir ee Magaalada Caabudwaaq ayaa waxay sharaxayaan sababaha ay Go’aankaan uqaateen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com