DHEGEYSO-Nabadoon Jibriil oo kahadlay kulankii Madaxweyne Gaas iyo Keating.

Garoowe, Nov 07 2016–Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil oo kamid ah nabadoonada gobolka Nugaal ayaa kahadlay kulankii magaalada Boosaaso kudhexmaray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating.

Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jibriil ayaa sheegay in arrinta Galkacyo ay ka weyntahay Puntland iyo Galmudug uuna ku lugleeyahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheek Maxamuud sida uu hadalka u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com