HomeUncategorized

DHEGEYSO-Afhayeenka nabadoonada Galmudug oo kahadlay dagaalka Galkacyo.

Galkacyo, Nov 07 2016--Afhayeenka Nabadoonada Galmudug Yaasiin Maxamed Gaani oo maanta la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Galkacyo ay sabab u tahay khilaaf u dhexeeya dhinacyada ku dagaalamaya Galkacyo.

Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Talaado 17 Oct 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
Qurbajoogta Puntland oo walaac ka muujiyey is-maandhaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Puntland & federaalka.
Madaxweynaha Somaaliya oo Furey kalfadhiga lixaad ee Baarlamanka Federaalka
Galkacyo, Nov 07 2016–Afhayeenka Nabadoonada Galmudug Yaasiin Maxamed Gaani oo maanta la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Galkacyo ay sabab u tahay khilaaf u dhexeeya  dhinacyada ku dagaalamaya Galkacyo.
 

Wuxuu sheegay in nabada ay ku xiran tahay Puntland iyo Galmudug oo wada hadla  balse aysan ku xiranayn odayaasha dhaqanka Zubeir Shiikh Cabdi ayuu u waramay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: