DHEGEYSO-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo soobandhigtay waxqabadka caafimaadka aasaasiga ah.

Garoowe, Nov 07 2016–Xarunta wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo qorshe howleedka iyo waxqabadka wasaaradda caafimaadka iyo Hay’adaha lashaqeeya ee kusugan deegaamada Puntland iyadoona diirada lasaarayey caafimaadka aasaasig ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com