DHEGEYSO-Afhayeenka nabadoonada Galmudug oo kahadlay dagaalka Galkacyo.

Galkacyo, Nov 07 2016–Afhayeenka Nabadoonada Galmudug Yaasiin Maxamed Gaani oo maanta la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Galkacyo ay sabab u tahay khilaaf u dhexeeya  dhinacyada ku dagaalamaya Galkacyo.
 

Wuxuu sheegay in nabada ay ku xiran tahay Puntland iyo Galmudug oo wada hadla  balse aysan ku xiranayn odayaasha dhaqanka Zubeir Shiikh Cabdi ayuu u waramay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com