HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shirkii Jaraa’id ee Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Garoowe, Nov 06 2016--Dowladda Puntland ayaa war culus kasoo saartay dagaalka kasocda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ay sheegtay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen kuwa Puntland.

Dawlada Puntland oo joojisey shir lagu qaban lahaa Garoowe ( Dhegayso)
DHEGEYSO-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kahadlay xaaladda Puntland.
Wasiirka Arimaha gudaha Somaliya oo Booqasho ku gaaray Cadaado

Garoowe, Nov 06 2016–Dowladda Puntland ayaa war culus kasoo saartay dagaalka kasocda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ay sheegtay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen kuwa Puntland.

Afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Jaamac Quraan Jecel ayaa warbaahinta lahadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: