DHEGEYSO-Shirkii Jaraa’id ee Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Garoowe, Nov 06 2016–Dowladda Puntland ayaa war culus kasoo saartay dagaalka kasocda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ay sheegtay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen kuwa Puntland.

Afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Jaamac Quraan Jecel ayaa warbaahinta lahadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com