HomeUncategorized

DHEGEYSO-Doorashada aqalka hoose ee ka imanaya Jubbaland oo dhacaysa 10 Nov.

Kismaayo, Nov 05 2016--Maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Kismaayo ay ka bilaaban doono doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

Ciidamada dawladda federaalka iyo kooxda Ahlu-sunnaha oo guulo ka sheegtay dagaallo ka socda agagaarkay Garbahaaray.
Dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab oo isku soo Dhiibay Dowladda Puntland
Dhagayso:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye CabdiNasir

Kismaayo, Nov 05 2016–Maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Kismaayo ay ka bilaaban doono doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

Maxamuud Xasan Cali oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in 10 bishaan ay noqon doonto maalinta ay si rasmiga ah u bilaabi doonaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: