DHEGEYSO-Madaxweynaha oo farriin u diray maamul goboleedyada Soomaaliya.

Muqdisho, Nov 06 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay maamulada ka jira dalka iyo sidoo kale guddiyada doorashooyinka in ay dardageliyaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose .

Dhanka kalena Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay muhiiimad u leedahay cid walba in doorashada guud ee dalku ay ku dhacdo waqtigeedii islamarkaana uusan ku imaan dibudhac kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com