DHEGEYSO-Doorashada aqalka hoose ee ka imanaya Jubbaland oo dhacaysa 10 Nov.

Kismaayo, Nov 05 2016–Maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Kismaayo ay ka bilaaban doono doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

Maxamuud Xasan Cali oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in 10 bishaan ay noqon doonto maalinta ay si rasmiga ah u bilaabi doonaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com