HomeUncategorized

DHEGEYSO-Faahfaahin ku saabsan qarax caawa kadhacay Muqdisho.

Muqdisho, Nov 05 2016--Ugu yaraan 3 Ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Weerar Ismiidaamin ahaa oo Caawa lagu beegsaday Ciidamada amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

DHEGEYSO-Qoysas ka soo hayaamay Togdheer oo gurmad lagu gaarsiiyey Isku-shuban
Garoowe: Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay qaar ka mida fuliyayaashii weerarkii shalay.
(Dhagayso) W/hore ee haweenka Puntland Caasho Geelle Diiriye oo ka warantay shirar ay dibadda uga qaybgali-doonto.

Muqdisho, Nov 05 2016–Ugu yaraan 3 Ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Weerar Ismiidaamin ahaa oo Caawa lagu beegsaday Ciidamada amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Labo ka mid ah Dadkaasi ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen Ciidamada amaanka, kuwaasi oo Qaraxa lagu bartilmaameedsaday.

Dhinaca kale, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Caawa ka dhacay Caasimada Soomaaliya, iyagoona sheegay inay kudileen 17 askari.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: