Qaramada midoobey oo ka hadashay doorashada kasocota Garoowe.

Muqdisho, Nov 05 2016–Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa soo dhaweysay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland u matalaya Baarlamanka Somalia u matalaya, taasoo maanta ka bilaabatay Garowe.

Qoraalka  kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee UNSOM ayaa lagu yiri”Waxaan soo dhaweynaynaa doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland umatalaya Baarlamanka Somalia oo maanta bilaabatay. Waxaan rajaynaynaa inaan aragno Maamul-goboleedyada kale oo iyaguna raaca habkaan”

SAWIRRO

capture-2

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com