HomeUncategorized

Qaramada midoobey oo ka hadashay doorashada kasocota Garoowe.

Muqdisho, Nov 05 2016--Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa soo dhaweysay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland u matalaya Baarlamanka Somalia u matalaya, taasoo maanta ka bilaabatay Garowe.

Nalalka Cad-ceeda ku shaqeeya ee jidka Maka Al-mukarramah oo la Qaxiyey iyo dad ku dhaawacmay
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.
COD-Xildhibaan Cabdi Barre oo eed kulul u jeediyey xubno katirsan xukuumadda Puntland.

Muqdisho, Nov 05 2016–Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa soo dhaweysay doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland u matalaya Baarlamanka Somalia u matalaya, taasoo maanta ka bilaabatay Garowe.

Qoraalka  kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee UNSOM ayaa lagu yiri”Waxaan soo dhaweynaynaa doorashada xubnaha aqalka hoose ee Puntland umatalaya Baarlamanka Somalia oo maanta bilaabatay. Waxaan rajaynaynaa inaan aragno Maamul-goboleedyada kale oo iyaguna raaca habkaan”

SAWIRRO

capture-2

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: