Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Cisbitaalka Magaaladda Badhan oo qalab cafimaad la gaarsiyeey (dhegayso)

Maamulka Cisbitaalka Badhan ee gobalka Sanaag ayaa daljir uga warbixiyeey xaaladda Cisbitaalka iyo shaqooyinka uu u qabto Bulshadda Gobalka Sanaag.

Guddoomiyaha Cisbitaalka Badhan Axmed Jabriil Cali oo Waraysi gaar ah siyey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey qalab Cafimaad oo Cisbitaalka loogu deeqay iyo ka taxadarka Cudurka Covid19.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com