Meherado Awaare JARAR oo holcaya

Meherado Awaare JARAR oo holcaya

Waxaa caawa dab xooggan ka kacay qaybo kamid ah meheradaha ganacsiga ee degmada Awaare ee Gobolka Jarar.

Dabka ayaa ku sii fidaya goob ay ka dhawdahay kaalin shidaal.

Lama oga waxa sababay dabka kacay.

Shacabka ka agdhow dabka oo aan la xiriirnay ayaa noo sheegay in illaa iyo hadda wax gurmad ah ama dabdamis ahi aysan soo gaadhin.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com