Puntland oo beeralayda qiimayn ku samaynaysa (dhegayso)

Puntland oo beeralayda qiimayn ku samaynaysa (dhegayso)

Wasaarada deegaanka iyo beeraha Puntland ayaa Kooxo qiimayn sameeya u dirtay deegaanada Puntland gaar ahaana beeraleyda xili Dawladdu ugu baaqday Bulshada Puntland inay xooga saaraan waxsoo saarka beeraha.

Jaamac Maxamuud Jaamac oo ka tirsan waaxda waxsoosaarka wasaarada beeraha Puntlnad Daljir uga waramay kooxaha la diray iyo qiimaynta ay soo samayn donaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com