HomeUncategorized

DHEGEYSO-Meydadka saddex ruux oo lagu arkay magaalada Marka.

Marka, Novb 01 2016-Deegaan hoosyimaada Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa lagu arkay meydadka saddex ruux oo shacab ah iyadoona ay shacabka magaaladu siweyn uga argagexeen meydadkaasi.

Xulka Karkaar oo 1 – 0 kaga badiyey Bari; Nugaal oo 4 – 1 Haylaan kaga badisay.
?Gaashaan oo beeniyey eedaha Donald Payne.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Iyo Wafdi Baaladhan uu Hogaaminayo oo Magaalada Garoowe Lagu Soo Dhaweeyay (Sawiro)

Marka, Novb 01 2016-Deegaan hoosyimaada Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa lagu arkay meydadka saddex ruux oo shacab ah iyadoona ay shacabka magaaladu siweyn uga argagexeen meydadkaasi.

Maxamed Cusmaan Cali Yariisow, gudoomiyihii hore ee degmada Marka, islamarkaana weli sheeganaya inuu yahay gudoomiyaha degmadaasi ayaa radio Daljir uga waramay meydadka deegaankaasi lagu arkay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: