DHEGEYSO-Gudiga doorashada dadban ee Puntland oo war soo saaray.

Garoowe, Novb, 01 2016–Gudiga doorashada dadban ee heer Puntland ayaa shalay galab waxa ay soo bandhigeen qaar ka mid ah kuraasta Aqalka Hoose iyo sida Beelaha qaar ee dega Deegaanada Puntland ay u heleen kuraastaasi.

Jadwalka Doorashooyinka Dadban ayaa waxaa ku qorneynd in 23-kii Bishan ay bilaabato soo xulista Ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada Aqalka Hoose.

Nabadoon Khaliif Aw-cali gudoomiyaha gudiga doorashada dadban ee Puntland ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka inay soo dedejiyaan musharixiinta kuraasta aqalka hoose ee Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com