Maamulka Galmudug oo rugsadii Waxbarasho kala laabatey Iskuulo amar diido sameyeey

Maamulka Galmudug oo rugsadii Waxbarasho kala laabatey Iskuulo amar diido sameyeey

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay ruqsadii dugsinimo waxaa ay kala noqotay dugsiga Ablaal xarumihiisa Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda ayaa waxaa sababta lagu sheegay inay la xiriirto in uu j3biyey Iskuulka awaamiirta madaxda dowlad goboleedka iyo wasaaradda waxbarashada ee ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com