Maamulka Galmudug oo rugsadii Waxbarasho kala laabatey Iskuulo amar diido sameyeey

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo rugsadii Waxbarasho kala laabatey Iskuulo amar diido sameyeey

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay ruqsadii dugsinimo waxaa ay kala noqotay dugsiga Ablaal xarumihiisa Dhuusamareeb iyo Guriceel. Qoraal kasoo baxey Wasaaradda ayaa waxaa sababta lagu sheegay inay la xiriirto in uu j3biyey Iskuulka awaamiirta madaxda dowlad goboleedka iyo wasaaradda waxbarashada ee ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19

Xildhibaano kale oo Kismaayo maanta lagu dhaariyay (daawo)
Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo ka hadlay Amniga Gaalkacyo
Maamulka Jubbaland oo soo farogeliyay khilaafka Guddoomiyaha Gobolka gedo & Taliyaha Nabadsugida

Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay ruqsadii dugsinimo waxaa ay kala noqotay dugsiga Ablaal xarumihiisa Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda ayaa waxaa sababta lagu sheegay inay la xiriirto in uu j3biyey Iskuulka awaamiirta madaxda dowlad goboleedka iyo wasaaradda waxbarashada ee ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: