HomeUncategorized

DHEGEYSO-Khudbaddii Madaxweyne Gaas ka jeediyey furitaankii kalfadhiga barlamaanka.

Garoowe, Oct 29 2016--Madaxweynaha dowladda Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka si rasmi ah magaalada Garoowe uga daahfuray kalfadhiga golaha wakiilada dowladda Puntland.

Ehellu-suna Oo qorshe ay maamul ugu dhisayaan gobollada dhexe kala tashanaya DF (Dhegeyso)
Taliyihii qaybta bilayska gobolka Nugaal Col. Cismaan Xasan Cali Cuuke oo loo baddalay gobolka Bari.
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta lagu wareejiyey daawooyin

Garoowe, Oct 29 2016–Madaxweynaha dowladda Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka si rasmi ah magaalada Garoowe uga daahfuray kalfadhiga golaha wakiilada dowladda Puntland.

Mudada uu socdo kalfadhiga maanta furmi doona ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda guud ee Puntland, arrimaha Soomaaliya iyo qodobada kale ee barlamaanka horyaal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: