HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray colaada Galkacyo.

Galakcyo, Oct 25 2016--Maamulka Galmudug ayaa kahadlay dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne Gaas iyo Wafdigiisa oo ku wajahan Magaalada Bahri Dar
DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kahadlay shir kadhacay Muqdisho.
Baaq & talooyin ka digaya sawirada & muuqaalada laga qaado dadka xiskoodu dhiman yahay.
Galakcyo, Oct 25 2016–Maamulka Galmudug ayaa kahadlay dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland. 
 
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambeyso Puntland, sida uu hadalka u dhigay.
 
DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: