DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kahadlay shir kadhacay Muqdisho.

Garoowe, Mar 06 2017-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo mudooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maalinimadii shalay soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, oo warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ayaa ka warbixiyey safarkiisii Muqdisho iyo shirar looga hadlayey abaaraha oo uu ka qaybgalay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com