Madaxweynaha Puntland oo xalay la hadlay Shacabka Puntland (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo xalay la hadlay Shacabka Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay oo Isniin ahayd Dadweynaha la hadlay. hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee

Xulashada Daljir & Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxda iyo Shaqaalaha Xoogga Korontada Eeneye oo tacsi diraya
JIGJIGA OO LAGU QABTAY BANAANBAX LAGU TAAGEERAYAY WAXQABADKA DOWLADDA (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay oo Isniin ahayd Dadweynaha la hadlay.

hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee Maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus iyo saameyntiisa dhaqaale, Amniga, tayeynta Ciidamada iyo arrimaha Federaalka.

Madaxweynaha ayaa bilkasta isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu dadka la hadlayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: