Madaxweynaha Puntland oo xalay la hadlay Shacabka Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo xalay la hadlay Shacabka Puntland (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay oo Isniin ahayd Dadweynaha la hadlay.

hadaljeedinta oo aheyd tii kowaad ee Maalinta la hadalka Dadweynaha wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus iyo saameyntiisa dhaqaale, Amniga, tayeynta Ciidamada iyo arrimaha Federaalka.

Madaxweynaha ayaa bilkasta isniinta u horeysa u asteeyay maalinta uu dadka la hadlayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com