Madaxda iyo Shaqaalaha Xoogga Korontada Eeneye oo tacsi diraya

Guuleed Abshir Muuse agaasimaha guud ee wakaaladda xoogga koronatada Eeneeye Bosaso .
Cismaan Nuur Daahi Siciid (Aamin) , Agaasimaha Dakhliga Wakaaladda Xoogga Korontada Eeneeye Bosaso
Nuur Cabdi Cali , xisaabiyaha guud ee wakaaladda xoogga korontada Umadda Eneeye Bosaso

Eng. Cabduqaadir Maxamed Jaamac (Dan la’aan)

iyo dhammaan madax waaxeedyada iyo shaqaalaha wakaaladda xoogga korontada Eeneeye Bosaso iyo Qardho,

Waxaa ay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Eng. Cabdiramxan Cabdli Cali Neero oo ku geeriyooday dalka Turkiga, waxaana ay leeyihiin Ilaahay Janadii Fardowso haka waraabiyo asxaabtii, carruurtii iyo xaaskii uu ka baxay marxuumka oo ahaa nin muddo bulshada uu usoo shaqeeyey. samir iyo iimaan eebbe haka siiyo guud ahaanba umaddii uu ka baxay.

AAMIIN


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com