Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

HomeWararka

Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo gaarigisa Qarax logu xiray (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuuryare ayaa daljir uga warbixiyeey Qarax saaka lala eegtay Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha e

Wasiir Beyle oo Doxa Kula Kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 8- JANUARY- 2023
Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland: “Goobaha Caafimaadka kama shaqayn doono qof aan haysan shahaado sax ah (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuuryare ayaa daljir uga warbixiyeey Qarax saaka lala eegtay Mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland,kaas oo gaarigiisa Qarax loogu xiray.

Sarkaalkan oo lagu Magacaabo Cabdi Goobe ayaa Qaraxa wuxu waxyeeleyeey lugtiisa Midig iyo Gacanta Bidix,iyado haatan lagu dabiibayo Cisbitaalka Weyn ee Magaaladda Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: