HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhaawacyada ciidanka Galmudug oo lagaarsiiyey Muqdisho.

Galkacyo, Oct 24 2016--Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay Muqdisho keeneen dhaawacyo isugu jira askar iyo sidoo kale shacab, kuwaa soo ku dhaawacmay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay Magaalada Gaalkacyo .

Duqa magaalada Galkacyo oo maanta dhagax-dhigay mashruuc lagu dhisayo suuq-khudaareed oo ay hirgalinayso hay?adda Horn Relief.
Itoobiya oo Tababar Siisa Dhalinyarada Gobolka Bay
?Wasiir u dawlaha Maamul Wanaaga ee Puntland oo aan ka waraysanay astaynta calanka, heesta & astaanka Puntland.

Galkacyo, Oct 24 2016–Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay Muqdisho keeneen dhaawacyo isugu jira askar iyo sidoo kale shacab, kuwaa soo ku dhaawacmay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay Magaalada Gaalkacyo .

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug Maxamed Xasan Cali,  ayaa sheegay in dhaawacyada la keenay Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwii ugu liitay askartii dagaalka kaga dhaawacantay iyo dad shacab ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: