Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Qardho Tababar Ciidamo ugu soo xiray (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Qardho Tababar Ciidamo ugu soo xiray (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladd

Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)
Taliye Gorod: “Lataliye Koor, awood uma lihid in aad soo faragelisid howlaha XDS”
Ujeedooyinka Soonka Bisha Ramadan Fadliga leedahay Qeybta 2aad Sh Ahmed Taajir) Minneapolis MN

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland oo muddo 6 Bilood ah tababar uga socday xerada Tababarada Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland ee Xorgoble.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa bogaadiyey dhoolatus ay Ciidamada la tababaray oo loogu magac daray (Galayr) soo bandhigeen, wuxuuna sheegay in tayeynta Ciidamada iyo inay helaan Mushaharaadkooda si joogto ah ay tahay waxyaabihii ay ku guuleysatay Dawladdu sanadka hadda dhammaaday.

Ugu danbeyn Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash kula dardaarmay Ciidamada la tababaray in ay noqdaan kuwo sida ay tahay u guta waajibaadka saaran.

Hoos ka dhegayso.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: