HomeUncategorized

DHEGEYSO-MD Xasan*Gobolada waqooyi iyo Xamar ayaan maamul u dhisayaa*.

Jowhar, Oct 23 2016--Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle uusan aheyn maamul goboleedkii ugu dambeeyay ee laga dhisaayo Soomaaliya, ayna maamul u dhisayaan gobolada waqooyi.

?Waa been in shirka ammaankiisa ay sugayaan AMISOM, shirka nabadgalyadiisa guddiyo gaar ah ayaa sugaya, ammaankuna waa mid illaa xad la isku halayn karo? Gen. Ilkajiir
Maamulka iyo dadweynaha degmada Cagaaran oo wada dhismaha waddo isku xirta Cagaaran iyo Bursaalax.
TARTAN IYO TACLIIN: Barnaamijka oo Meel xasaasi ah Maraya iyo Kulamo Adag oo Caawa Dhacaya

Jowhar, Oct 23 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle uusan aheyn maamul goboleedkii ugu dambeeyay ee laga dhisaayo Soomaaliya, ayna maamul u dhisayaan gobolada waqooyi.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay yeelan doonaan maamul gooni ah oo lagu qeexaayo maqaamka ay leedahay Caasimada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: