HomeUncategorized

DHEGEYSO-Abshir Cali Qood*Xiisadaha Galkacyo waxay salka kuhayaan siyaasad durugsan*.

London, Oct 23 2016--Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in colaada mudada kudhow bisha ay kulug leeyihiin arrimo siyaasadeed oo isbiirsaday.

Xildhibaano ku eedeeyay afhayeenka baarlamaanka federaalka in uu ka meermeerayo furitaanka fadhiga baarlamaanka.
Baahin: Axad, Aug 21, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Muqdisho ka bixitaankii Al-shabaab kadib; M/weyne Shariif oo ka hadlay is-badellada dhacay; Sugidda amniga ee Muqdisho Al-shabaab kadib; R/wasaare Gaas oo ka hadlay qorshaha dawlada; Waftigii Puntland ee booqanayey degmooyinka gobolka Bari oo ku soo laabtay Bossaso, kana xog warrmay la-kulamadoodii.
Baahin: Sabti, Oct 08, Weriye Bashir Nadaara ~ Daljir ~ Caabudwaaq. Taliyaha ciidanka qalabka-sida ee dawlada federaalka ah oo booqasho ku maraya gobolka Galgaduud; Ahlu-sunna oo maamul cusub uu magacaabay degmada Caabudwaaq; Prof Hilowle, madaxa Ahlu-sunna oo ku baaqay adkayn amni & iskaashi bulsheed.

London, Oct 23 2016–Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in colaada mudada kudhow bisha ay kulug leeyihiin arrimo siyaasadeed oo isbiirsaday.

Dadka fasiraadaha ka bixiyey dagaalka Galkacyo waxaa kamid ah siyaasi Abshir Cali Qood, waxaa siyaasiga oo kusugan dalka UK waraystay Subeer Sheekh Cabdi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0