HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiirka arrimaha gudaha oo kahadlay xiisadaha Galkacyo.

Muqdisho, Oct 22 2016--Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda waqtigeedii dhamaaday ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa sheegay in xukuumaddu ay ka xuntahay xiisadaha ka alloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.
Baahin: Isniin, 9 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe
Calan saarka & furitaanka munaasabada xuska 26-ka June & 1-da July.

Muqdisho, Oct 22 2016–Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda waqtigeedii dhamaaday ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa sheegay in xukuumaddu ay ka xuntahay xiisadaha ka alloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: