DHEGEYSO-Wasiirka arrimaha gudaha oo kahadlay xiisadaha Galkacyo.

Muqdisho, Oct 22 2016–Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda waqtigeedii dhamaaday ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa sheegay in xukuumaddu ay ka xuntahay xiisadaha ka alloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com