Baahin: Isniin, 9 Dec 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Maamulka Jubba oo ku baaqay in sharciyada la waafajiyo shirka ka socda Baydhabo, soona dhaweeyay cid-waliba oo maamul-samaysanaysa, Ugaas C/llaahi Ciise oo sheegay suurto-galnimada wadaxaajood u furma Khaatumo iyo Puntland doorashada kaddib, Dalada ay ku midaysanyihiin warfidiyeennada Puntland ee MAP oo soo dhawaysay go?aanka ay golaha wasiirada Puntland ku meel-mariyeen xeerka saxaafadda Puntland oo murankiisu muddo dheer soo jiitamayay, Maxkamada gobolka Banaadir oo xukuno kale duwan ku riday mulkiilihii idaacadda Shabeelle iyo Wariyaal-kale, Madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Shiikh oo maantay warqadahoodii aqoonsiga ka guddoomay 2-safiir oo ay soo kala dirsadeen dawladaha Jarmalka iyo Masar

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com