HomeUncategorized

Doorashadii xubnaha aqalka sare ee Puntland oo socota weli iyo xubnaha ladoortay.

Garoowe, Oct 20 2016--Xarunta barlamaanka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kasocda doorashaa xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya kasoo gelaya deegaamada Puntland, waxaana la aaday 40 daqiiqo oo salaad duhur ah.

Koox burcad badeed ah oo xalay weerartay markab ku sii jeeday dekadda Muqdisho, dilayna kabtankii markabkaasi.
Qaxootiga ka soo barakacay Yemen oo Raashin loo Qaybiyay
Soomaaliya oo qabanaysa shirweyne looga hadlayo xag-jirnimada oo lagu casumayo culimada Islaamka

Garoowe, Oct 20 2016–Xarunta barlamaanka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kasocda doorashaa xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya kasoo gelaya deegaamada Puntland, waxaana la aaday 40 daqiiqo oo salaad duhur ah.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, Xildhibaan Juure, Faraxaan Cali Xuseen iyo Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere ayaa soobaxay ilaa hadda.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: