Puntland: Qaadka iyo socdaalka Somaliland ayaa la mamnuucay (Warsaxaafadeed)

HomeWararka

Puntland: Qaadka iyo socdaalka Somaliland ayaa la mamnuucay (Warsaxaafadeed)

Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo soo saaray warqad amar ah ayaa mamnuucay in wax gaadiid ah aysan ka imaan karin deegaanada Somaliland maamusho si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus. Hoos ka akhriso warqada wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad. .

Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)
Wasiir Beyle: “Soomaaliya waxay u Baahantahay Isbedel Lacageed”
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia oo soo dhaweysay arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalkaasi.

Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo soo saaray warqad amar ah ayaa mamnuucay in wax gaadiid ah aysan ka imaan karin deegaanada Somaliland maamusho si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus.

Hoos ka akhriso warqada wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: