Puntland: Qaadka iyo socdaalka Somaliland ayaa la mamnuucay (Warsaxaafadeed)

Puntland: Qaadka iyo socdaalka Somaliland ayaa la mamnuucay (Warsaxaafadeed)

Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo soo saaray warqad amar ah ayaa mamnuucay in wax gaadiid ah aysan ka imaan karin deegaanada Somaliland maamusho si looga hortago faafitaanka cudurka Carona Virus.

Hoos ka akhriso warqada wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com