Sidee looga hortagi karaa cudurka halista ah ee Caronavirus (dhegayso)

Sidee looga hortagi karaa cudurka halista ah ee Caronavirus (dhegayso)

Sheekh yuusuf Axmad Abdiraxmaan waa hormuudka Kuliyada Shareecda Bariga Afrika Faraceeda Qardho,isago Waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta Daljir ayuu ka hadlay Halista cudurka dunida la daala dhacayso ee Caronavirus.

Yuusuf ayaa ka hadlay Waxaa uu yahay Asalkiisu cudurkan iyo sida looga hortagi karro iyo waliba waxaa la gudboon umadda islaamka ah.

Wariye Maxamuud Fantastic oo Qardho jooga ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com