ARDAA Xalqaddii 72aad: Xasilinta Caabudwaaq iyo qaadista Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA Xalqaddii 72aad: Xasilinta Caabudwaaq iyo qaadista Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Xasilinta Magaaladda Caabudwaaq iyo lacagta shiling somaaliga oo Ganacsatada qaar diideen. Barnaamijka Xalqaddii 72aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.

Kulanka Haweenka – Taxanaha 4aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)
ARDAA: Xalqaddii 21aad ee Taxanayaasha ARDAA

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Xasilinta Magaaladda Caabudwaaq iyo lacagta shiling somaaliga oo Ganacsatada qaar diideen.

Barnaamijka Xalqaddii 72aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: