HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shan ruux oo kudhaawacantay weerar kadhacay degmada Godob-jiraan.

Godob-jiraan, Oct 17 2016--Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhaawacantay weerar loo adeegsadey qoryaha fudud oo xalay kadhacay maqaayad kutaal degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal.

War saxaafadeed – Ciidanka dawladda Puntland oo sii wada hawlgalladii ay ka fulinayeen Galkacyo.
Barnaamijka Tartan iyo Tacliim oo lagu tartamayo wareegiisii labaad
Dastuurka cusub ee Somaliya oo loo soo bandhigay shacabka Puntland & Gudd. gudiga dastuurka oo tafaasiil ka bixisay qaybo qoraalka dastuurka.

Godob-jiraan, Oct 17 2016–Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhaawacantay weerar loo adeegsadey qoryaha fudud oo xalay kadhacay maqaayad kutaal degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal. 

Labo kamid ah dadka dhaawacmay ayaa ayaa lasoo sheegayaa in xaaladdooda caafiamaad aad u liidato, waxaana lageeyey cisbitalka guud ee magaalada Garoowe, halkaas oo lagu dabiibayo.

Gudoomiyaha degmada Godob-jiraan Yuusuf Maxamed Faarax, oo kusugnaa meheradda laweeraray ayaa sheegay in ilaa hadda aan la ogeyn cidda weerarkaasi ka dambaysa iyo ujeedkiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: