Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland

HomeWararka

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysey Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee ka qabsoomey caasimadda Garoowe mudaddii u dhaxeysay 15-17ka Maarso 202

Madaxwynayaasha Soomaaliya oo balan qaad ka helay Masar
Burtinle oo lagu soo dhaweyeey Suldaan Maxamuud Axmed Warsame (dhegayso| Sawiro)
Waxgaradka Lascanood oo ku dhawaaqay dagaal kadhan ah Somaliland & Kacdoon Cusub (dhegayso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysey Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee ka qabsoomey caasimadda Garoowe mudaddii u dhaxeysay 15-17ka Maarso 2020ka, iyo nuxurkii warmurtiyeedkii shirweynahaas ka soo baxay.

War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi ayaa waxaa lagu sheegay inay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan bulshada reer Puntland iyo hoggaankeeda tillaabada ay u qaadeen dhinaca xoojinta wadatashiga bulshada.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: