Site icon Radio Daljir

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysey Shirweynaha Wadatashiga Puntland ee ka qabsoomey caasimadda Garoowe mudaddii u dhaxeysay 15-17ka Maarso 2020ka, iyo nuxurkii warmurtiyeedkii shirweynahaas ka soo baxay.

War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi ayaa waxaa lagu sheegay inay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan bulshada reer Puntland iyo hoggaankeeda tillaabada ay u qaadeen dhinaca xoojinta wadatashiga bulshada.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

Back to Home page