HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyey safarkiisii Imaaraadka.

Garoowe, Oct 15 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay wadanka Imaaraadka Carabta.

War saxaafadeed: Talo bixin dhacdooyinka nabadgelyo darro ee Puntland.
DHEGEYSO-Madaxweynaha oo farriin u diray maamul goboleedyada Soomaaliya.
DHEGEYSO-Kulan looga hadlayey daryeelka deegaanka oo lagu qabtay Buuhoodle.

Garoowe, Oct 15 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay wadanka Imaaraadka Carabta. 

Safarka madaxweynaha waxaa ku weheliyey xubno ay kamid ahaayeen wasiirka cusub ee wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda Mudane Cabdullaahi Siciid Samatar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: