HomeUncategorized

DHEGEYSO-Soomaaliland oo laga sugayo soo xulista xubnaha aqalka sare.

Muqdisho, Oct 10 2016--Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhagey ayaa ka hadlay soo gudbinta Musharaxiinta liiska Aqalka Sare, isagoo sheegay inay sidoo kale ka war dhowrayaan Somaliland.

Wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland oo ka warramay qorshayaal cusub oo tacabka xoolaha ah iyo xannaanadooda caafimaad.
DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah furitaanka kalfadhigii 38aad ee barlamaanka Puntland.
Wiil Somali Ah oo Lagu Dilay Swedan

Muqdisho, Oct 10 2016–Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhagey ayaa ka hadlay soo gudbinta Musharaxiinta liiska Aqalka Sare, isagoo sheegay inay sidoo kale ka war dhowrayaan Somaliland.

Abuukaate Cumar Dhegeye ayaa waxa uu sheegay in maamul goboleedka Somaliland uusan weli soo gudbin liiska Musharaxiinta Aqalka Sare, balse ay soo gudbin doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: