HomeUncategorized

Dhagayso barnaamijka ee Saakayi yo Dunida Isniin 10 Oct 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Studio Daljir Gaalkacyo

Gaalkacyo, Oct, 10, 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijku saakay idinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba.

Kulan lagu soo afjarayay shaqaaqooyinkii dagaal ee xaafada Garsoor oo lagu qabtay madaxdooyada Puntland ee Garowe.
J. Hoose oo 2-1 uga badisay Sanaag & Baay oo 3-0 uga badasiday Galgaduud.
Punsa oo ku baaqday in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka maamulka iyo musharixiinta (Dhegeyso)

Gaalkacyo, Oct, 10, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijku saakay idinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba. 

 

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: