HomeUncategorized

J. Hoose oo 2-1 uga badisay Sanaag & Baay oo 3-0 uga badasiday Galgaduud.

Garowe, Dec 25 - Waxaa maanta dhacay ciyaarihii ugu dambeeyey ee wareega 1-aad ee ciyaaraha gobollada Somaliya. Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa dhex m

Baahin: Salaasa, Jan 17, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Xeebta Bossaso oo uu ku soo caariyey kalluun dhan 3 ton; Kalluumaysatada & agaasimaha wasaarada kalluumaysiga ayaan ka waraysanay; Aabe 5 curuur ah oo uu dhalay lagu dilay weeraradii diyaarada dagaalka ee Kenya ay ka fuliyeen Jilib; Aabaha C/llahi Macallim ayaan waraysanay; Xanibaad weli saaran suuqa Bakaaraha; Gudd. guddiga ganacsatada ayaan waraysanay.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Kooshin
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Bosaso)

Garowe, Dec 25 – Waxaa maanta dhacay ciyaarihii ugu dambeeyey ee wareega 1-aad ee ciyaaraha gobollada Somaliya. Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa dhex maray xulalka Sanaag v J. Hoose iyo Baay v Galgaduud ee kooxda D.

J. Hoose v Sanaag (2-1)

Ciyaarta 1-aad ayaa dhex martay xulalka J. Hoose & Sanaag. Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa ku dhamaatay 2-1 oo ay guushu ku raacday xulka J. Hoose. Xulka J. Hoose ayaa u gudbay wareega 2-aad ee ciyaaraha, halka gobolka Sanaag ay ku hareen wareega 1-aad.

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 5-1 oo ay guushu ku raacday xulka J. Dhexe.

Baay v Galgaduud

Ciyaarta 2-aad oo ahayd ciyaar hal dhinac ah, dhinac kasta oo laga eego ciyaartana ay ku gacan sareeyeen ciyaartoyda gobolka Baay, ayaa dhex martay xulalka Baay v Galgaduud.

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 3-0 oo ay guushu ku raacday gobolka Baay. Xulka Baay ayaa u gudbay wareega 2-aad, halka xulka Galgaduud ay ku hareen wareega 1-aad ee ciyaaraha.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: