HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shacabka magaalada Garoowe oo awaamiir laduldhigay.

Garoowe, Oct 09 2016--Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada Hoose ee Garoowe cabdi Rashiid Ciise Cabdi oo Radio Daljir la Hadlay ayaa Bulshada Magaalada Garoowe ugu Baaqay inay Ka Shaqeeyana Nadaafadda Bamaagalada iyo Meradahooda Ganacsi ayna Ilaaliyana D Waxyaabaha Danta Guud ah Sida Nadaafadda Laamiyada Magaalada .

Galkacyo: Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhashay weerar saaka aroortii ka dhacay xaafadda Wadajir.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.
Wararkii ugu dambeeyey weerarka Hotel Ambasador ee Muqdisho

Garoowe, Oct 09 2016–Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada Hoose ee Garoowe cabdi Rashiid Ciise Cabdi oo Radio Daljir la Hadlay ayaa Bulshada Magaalada Garoowe ugu Baaqay inay Ka Shaqeeyana Nadaafadda Bamaagalada iyo Meradahooda Ganacsi ayna Ilaaliyana D Waxyaabaha Danta Guud ah Sida Nadaafadda Laamiyada Magaalada .

 
Si Gaar ah waxaa uu Fariiin ugu Diray Baaburta K Shaqeysa Bulaacadaha Isagoo Sheegay inay Ilaaliyana Anshaxa Magaalada Ayna SHaqeeyana Waqtiyada Munaasabka ha ee Ay Dawlada Hoose u Cayintay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: