DHEGEYSO-Shacabka magaalada Garoowe oo awaamiir laduldhigay.

Garoowe, Oct 09 2016–Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada Hoose ee Garoowe cabdi Rashiid Ciise Cabdi oo Radio Daljir la Hadlay ayaa Bulshada Magaalada Garoowe ugu Baaqay inay Ka Shaqeeyana Nadaafadda Bamaagalada iyo Meradahooda Ganacsi ayna Ilaaliyana D Waxyaabaha Danta Guud ah Sida Nadaafadda Laamiyada Magaalada .

 
Si Gaar ah waxaa uu Fariiin ugu Diray Baaburta K Shaqeysa Bulaacadaha Isagoo Sheegay inay Ilaaliyana Anshaxa Magaalada Ayna SHaqeeyana Waqtiyada Munaasabka ha ee Ay Dawlada Hoose u Cayintay .

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com